Header Ads

Warbixinta maanta: Walaaca faraha badan ee dadka laga tirada badanyahay iyo dadka aan dhaqaalaha heysan waxa eey keeni kartaa sinaan la.aan caafimaad.

• dadka laga tirada badanyahay iyo kuwa aan heysan dhaqaalaha fiican waxa eey wajahayaan dhibaato walaac badan leh taas oo saameyn ku yeelaneysa cimriga noloshooda.
• somalia ayaa ka mida wadamada stress ka badan uu ku dhacay dadkooda waxa eey keentay in bulshado eey garan weydo waxa u dn ah iyo jahwareer dhinaca nolosha.
• caafimaadka wanaagsan ayaa loo heli karin si isku mid ah somalia inkasto eey gabi ahaanba eey burbursanyihiin isbitaaladii dowlada halka eey shaqeeyaan isbitaalo gaar loo leeyahay kuwaas oo danahooda fiirsada.
• dhaqaalaha oo hooseeya iyo kooxo si cunsurinimo loo eego waxa eey keeneysa in bulshada uu aad ugu siyaado xanuunka stress ka oo kaalinta 10 kaga jira xanuunada ugu xun caalamka.
• dadka uu daqligoodu yaryahay waa kuwa ugu qatarta badan marka eey timaado stress balse ma aha wax si isdaba joog ah u dhaca balse gadaal haddii laga eego waa dhacdooyin caruurnimadii ku dhacday oo murugo badan sida dadka loo yaqaano (BOONTa) oo kale dhibta loo geesto.
• dhamaan steress ku waxa uu keena dhibaato maska iyo mid xaaladarro caafimaad.
Sido kale stress ku waxa uu door weyn ka ciyaara sinaan la.aanta dabeecadaha shaqsiyaadka.
• markuu xooganyahay stress waxa uu qofka ku keena dabeecado xun sida
* in uu fikiro si xun
* cabida sigaarka
* isticmaalka drugs ka ama maandooriye
Dhamaan dabeecadahan waxa eey natiijadoodu noqon karta (tusaale burnaanta) oo keeni karta xanuunada sida
* cancer ka
* cardiovescular disease
* cognitive decline
Ugu danbey warbixinteena dadka laga tirada badanyahay iyo kuwa dhaqaalahoodu uu liito waxa eey la kulmaan sinaan la.aan dhinaca caafimaadka.
Waxana u dalill ah qof dhaqaalo fiican heysta iyo mid aan heyaan ma isku mid ayeey noqonayaan?????????
Fadlan wll sii share garee oo gaarsii saaxiibadaa
Like saar page kan si aad u heshowarbixino ku xiiso galiye

Like saar page kan si aad u heshowarbixino ku xiiso galiy

Image may contain: 10 people, people smiling, people standing

No comments