Header Ads

Joachim Low oo rikoodh taariikhi ah indhaha ku haaya kulanka Chile

Tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Low ayaa indhaha ku haaya rikoodh taariikhi ah kulanka habeen dambe ee Chile.
57 jirkaan ayaa doonaya inuu guushii 100-aad ku hogaamiyo xulka qaranka Germany, wuxuuna noqonayaa tababarihii ugu horeeyay ee 100-guul la gaara Jarmalka.
Joachim Low ayaa layliyay xulka qaranka Germany 148-kulan, wuxuuna guulaystay 99-kulan, waana tababaraha ugu guulaha badan xulka.
Laakiin 100-guul in lala gaaro xulka Germany waa mid aan horay u dhicin, wuxuuna noqonayaa tababarihii ugu horeeyay taariikhda ee 100-guul ku hogaamiya xulka.
Image result for Joachim Low on confederation cup

No comments